Thursday, February 27, 2020
More

    Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay Maanta oo ku beegan munaasabadda…

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha Dowladda maanta oo Sabti ah, iyadoo  ujeedada fasaxa Shaqaalaha Dowladda lagu sheegay inay tahay maalinta 12-ka Mowliid ee Xuska dhalashada Nabiga NNKH.

    War-saxaafadeed ay dhowaan soo saartay Wasaaradda Shaqada iyoShaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha dowladda munaasabadda Mowliidka awgeed, waxaana hambalyo loo diray muslimiinta iyo dadka Soomaaliyeeed

    Ad

    HOOS KA AKHRISO.

    No photo description available.


    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    137,323FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    137,323FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!