Thursday, June 26, 2025

Shariif Xasan oo Go’aan aan la fileyn ka qaatay xukuumadda cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in kalsoonida Baarlamaanka la siiyo xukuumadda uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre.

Shariif Xasan oo ka hadlayay kulan loogu magac daray  toddobaadka la xisaabtanka dadweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xaalad abaareed ay ka jirto dalka Soomaaliya oo dad iyo duunyo baabi’isay, loona baahan yahay in la helo dowlad wax ka qabata.

“Waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo ansixiyo golaha wasiirada, xilligan in wax la mucaarado ma haboona..” ayuu yiri Shariif Xasan xildhibaanada uu baaqay inay xukuumadda taageeraan.

Shariif Xasan ayaa taageersan wasiirada la magacabay oo inta kasoo jeeda maamulkiisa uu isagu keensaday, halk Guddoomiye Jawaari aanu wasiiro badan ku lahayn, taasoo keentay inuu la safto xildhibaanada kasoo horjeeda.

Warbaahinta qaar ayaa hore u baaahisay inuu Shariif Xasan ka horjeedo xukuumadda cusub, taasoo ahayd mid xaqiiqada ka fog.

Akhri qoralkii Goobjooge.com

XOG: Shariif Xasan oo Prof. Jawaari kaga guuleystay tartankii jagooyinka Golaha Wasiirada cusub

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON