Monday, July 14, 2025

Shariif Xasan oo si la yaab leh loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa wafdiga Shariif Xasan u sameeyay soo dhoweyn heer sare ah oo aan hore loo aragm waxaana wafdiga ka mid ahaa 5 senatar oo laga soo doortay magaalada Baydhabo, wasiiro iyo xildhibaanno.

Shariif Xasan ayaa ka qeyb galaya shirka maamul goboleedyada ugfa furmi doona magaalada Kismaayo ee uu ku baaqay Axmed Madoobe.

DAAWO SAWIRRO

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON