Shirkii Madaxda dowladd Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa lagu asteeyay kuraasta Golaha shacabka iyo magaalooyinka lagu dooranayo.
Kuraasta beelaha ayaa loo qeybiyey in lagu soo doorto maamul Goboleed kasta laba magaalo iyo caasimadda Muqdisho, iyadoo lagu saleeyay beel halka ay degan tahay.
HOOS KA AKHRISO KURAASTA IYO MAGAALOOYINKA LAGU DOORANAYO









