Monday, June 23, 2025

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Degmo ka tirsan magaalada Muqdisho & Colaad Beeleed oo ka taagan…

Dilal salka ku haya xiisad colaadeed oo ka dhaxeysa beelo wada dega degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada tiro dad ah iyo weerarro la isku ugaarsanayo oo halkaasi ka dhacay.

Weerar xalay lagu qaaday Guri uu leeyahay Sheekh caan ka ah degmada Kaxda ayaa lagu dilay Sheekh Maxamed Axmed oo ka mid ahaa Guddiga dhismaha Wadadda Kaxda, waxaana weerarka lagu dilay Sheekha, sidoo kale lagu dhaawacay wiil uu dhalay, iyadoo ay xaalada weli kacsan tahay, ayna socdaan falalka is ugaarsiga beelaha.

Sidoo kale waxaa xaafadaha degmada Kaxda ka dhacday dilal keenay in lagu dilo nin ganacsade ah iyo dad kale oo qaab qabiil ku socda, wuxuuan salka ku hayaa dhul la isku heyso, iyadoo aanay ciidamada dowldda iyo maamulka G/Banaadi waxba ka qaban.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON