Monday, July 14, 2025

Sheekh Umal: “C/raxman C/shakur waxaan dhihi lahaa towbad ayaa kuu furan ee ka noqo khaladka aad gashay..” [Daawo]

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waawen ee Soomaalida ayaa ugu baaqay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu ka towbad keeno khaladka uu galay, kana noqdo khaladka uu galay ee gefka Xadiis ka sugnaaday Rasuulka SCW.

Sheekh Umal ayaa si adag uga hadlay hadallada kasoo yeeray C/raxmaan C/shakuur xilli uu ku sugnaa dalka Jarmalka, wuxuuna caddeeyay inuu inkiray xadiis saxiix ah, wuxuuna ugu danbeyn yiri: “Waxaan dhihi lahaa C/raxmaan C/shakuur.. towbad baa kuu furan ee towbad keen. Illaah u soo noqo, towbadaadana iclaami..”

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON