Sunday, June 22, 2025

Sheekh Umal oo ka jawaabay Hadal Naxdin leh oo kasoo yeeray Guddoomiyaha Mudug ee Puntland (Daawo)

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa jawaab ka bixiyey hadal dad badan ka naxeen oo uu dhowaan magaalada Gaalkacyo ka jeediyey guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare).

Sheekha ayaa soo qaatay hadal baraha bulshada lagu baahiyey oo ka mid ahaa khudbad uu jeediyay Guddoomiye oo ereyadiis ay ka mid ahaayeen: “Masaajid aniga waxba iiguma fadhiyo, kumana tukado, aadaankiisaa i dhiba, masaajidda ama Shabaab ayaan kala dirireynaa ama waan xidhaynaa”.

Sheekh Umal ayaa wax naga naxo ku tilmaamay warka kasoo yeeray mas’uulkaasi iyo dadka ugu sacbiyey, wuxuuna weydiiyay haddii uusan Masjidku macne ugu fadhin miyuusan Islaam ahayn.

Ad

HOOS KA DAAWO JAWAABTA SHEEKH UMAL EE KU SOCDA GUDDOOMIYE SANYARE

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON