Shirka Dib u eegista Dastuurka ee Federalka & Maamul Goboledyada oo Kismayo ka furmay [Sawirro]

Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay Shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galyaan xubno ka kala socda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed.

Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dhamaan Dowlad Goboleedyada dalka Dowlada Federaalka ah iyo dhinacyada howshan ku lugta leh waxaa furay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isagoo sheegay in khilaafka awoodaha uu jirayo inta Dastuurka dalku uu qabyada yahay, ayna lagama maarmaan tahay in la dhammeystiro.

Waxa magahalada Kismaayo ku sugan Guddiyada Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo Guddiyada ka kala socda dowlad Goboleedyada dalka.

Shirka Dastuurka
Shirka Dastuurka
Shirka Dastuurka
Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

126,288FansLike
1,073FollowersFollow
3,207FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!