Isbaheysiga mucaaradka ee Siyaasiyiimta iyo musharixiinta ka kooban ayaa war ka soo saaray maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Warkan ayaa ka danbeeyay booqasho ay ku tageen shalay magaalada Beledweyne, waxayna qodobo dhowr ah oo war-murtiyeedkooda ku qornaa ku dalbadeen in dib loo dhigo shirka Jowhar.
Waxay sheegeen in maamulka loo dhisayo labada gobol iyo shirka ka socda magaalada Jowhar ay ka mid yihiin ololaha doorashada Xasan Sheekh oo doonaya dib loo doorto.
Ad
DHAGEYSO WAR-MURTIYEEDKA
Warar Xul ah