Thursday, January 20, 2022

Shirkadda Tuke Travel oo Adeeg Cusub usoo kordhisay Soomaalida Sweden [Dhageyso]

Shirkad Soomaaliyeed oo ka shaqeysa arrimaha socdaalka, ayaa arrin ku cusub Soomaalida dhexdooda ku soo kordhisay adeegyada ay qabato.

Shirkadda Tuke Travel ee fadhigeedu yahay dalka Sweden, ayaa waxay sameysaa adeegyo dadka safraya ay tikidhada ugu sahasho. Waxase ay Tuke Travel hadda soo kordhisay in dadku ay si iskooda ah internetka kaga goostaan tikidhada [Booqo website-kooda].

Abuukar Maxamed Xuseen (Tuke) oo ah milkiilaha shirkaddaasi, ayaa sheegey in adeegyada ay dadka Soomaaliyeed dhexdooda ku soo kordhiyeen ay ku jirto in sidoo kale dadku ay lacagaha tikidhka iska kala yareeyaan, oo qeybba ay mar bixiyaan.

Ad

Adeeggan ayaa waxa soo dhaweeyay qeybaha bulshada Soomaaliyeed ee safarrada gala.

Dhageyso Milkiilaha Shirkadda Abuukar Tuke ayaa VOA u faahfaahinaya sida ay arrintani ku billaabeen.

 

Shirkadda Tuke Travel oo Soomaalida Sweden u soo bandhigtay Adeegyo Duulimaad oo Caalami ah [Daawo]

- Advertisement -

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!