Shirweynaha Beelaha H/Gidir oo ka furmay Hobyo [Siyaasiyiin, xildhibaano & Odayaal ka qeyb galaya- Sawirro]

Magaalad Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa galabta ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir oo ay ka qeyb galyaan siyaasiyiin, waxgarad, odayaal, iyo qeybaha bulshada ee beeshaasi.

Masuuliyiinta ka dhex muuqda ee sirka ka qeyb gelaya waxaa ka mida xildhibannada Cabdiraxmaan Odowaa, Xildhibaan Axmed Fiqi, Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) xubno uu ka mid yahay Sheekh C/qaadir Cali Cumar, Jeneraal Maxamed Nuur Galaal, Jeneraal Yuusug Indhacadde, Jen. Gorod iyo masuuliyiin fara badan oo beeshaasi kasoo jeeda.

Ad

Beeshan oo isku heysata hoggaanka Galmudug iyo halkii la dhigi lahaa gogosha dib u heshiisiinta mamulkaasi, iyo magaalada ay ka dhaceyso doorashada Galmudug oo ay wehliso qeybsiga xilalka Galmudug ayaa shirkan uga tashaneysa aayaheeda, waana shirkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ay qabsato beeshan.

Image may contain: 2 people, beard
Image may contain: 3 people
Image may contain: 7 people, people standing and crowd
Image may contain: 7 people, crowd
Image may contain: 8 people
Image may contain: 4 people, beard
Image may contain: 1 person, beard
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,987FansLike
1,144FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!