Monday, July 14, 2025

Shuruudo adag oo ka hor yimid Qorshihii Dowladda ee Daabicidda Lacagta Shillin Soomaaliga (Dhageyso)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay shuruudo adag iyo culeyso badan ay ka hor yimadeen soo daabicista lacagta cusub ee Shilling Soomaaliga oo dowladdu qorsheysatay.

Wasiir C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa sheegay markii hore dowladda in lagu xiray shuruudo badan oo gaaraya 27, oo ku xirnaa soo daabicista lacagtan cusub, kuwaasoo ay kasoo baxeen sida habeynta nidaamka dalka, balse ay soo baxeen caqabado kale oo ay ka mid tahay kharashka lagu soo daabacayo lacagta oo gaaraya 41 Milyan oo Doolar.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo heli lahaa lacag cusub oo Shillinga Soomaaliga, iyadoo dhaqaale-yahanno badan ay ka digeen in xilligan la soo daabaco lacag cusub.

DHAGEYSO WASIIRKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON