Oday ka tirsan dadka degaanka Togga Nugaaleed ee Suuj ayaa ka warramay sidii ay wax u dhaceen aaggaasi kadib markii ay isaga baxeen maleeshiyadii Alshabaab ee ka dagaalameysay afartii maalmood ee la soo dhaafay.
Odaygan oo wareysi siiyay Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da ayaa si dhab ah uga hadlaya wixii loogu tegay Godka Tuuj iyo sida ay maleeshiyadii Alshabaab uga baxeen Toggaasi.
Odayga oo magaciis la qariyay kana mid ahaa dadkii goobta tegay ayaa ka hadlaya tirada geerida ee Togga lagu arkay inta la qabtay, sida ay u baxsadeen maleeshiyadii Alshabaab iyo weliba halka ay qabteen.
HOOS KA DHEGEYSO WAREYSIGA
DHAGEYSO WAREYSIGA WASIIRKA WARFAAFINTA PUNTLAND EE DAGAALKA SUUJ
Goobjooge.com