Saturday, July 12, 2025

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Addis Ababa..? [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoomka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, halkasoo socdaal degdeg ahaa lagu casuumay.

Waxaa garoonka kusoo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya uu markii ugu horeysay sheegay inay wadahadalka labada hoggaamiye uu daba joogo kulamo xiriir ah oo dalalka Gobolka uu la yeelanaya Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.

DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON