Monday, July 14, 2025

Sidee Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu soo dhoweeyay Magaalada Nairobi [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Wafdiga Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Monica Juma, safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamud Axmed Nur (Tarsan) iyo mas’uuliyiin kale.

Kheyre ayaa sheega inuu booqasho rasmi ah uga bilaabtay dalka Kenya oo ah dal ay ku nool yihiin jaaliyadda ug badan ee Soomaaliyeed, wuxuuna intaas ku daray inay madaxda Kenya ka wadahadli doonaan xiriirka labada dal, dagaalka argagixisada iyo arrimaha muhiimka u ah labada dal.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON