Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u taageeray go’aanka dowladda ka qaadatay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa dowladda Kenya.
Qoraal kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu soo dhoweeyay go’aanka dowladda Somalia ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Somaliya, iyadoo si cad oo hakasho lahayn loogu sheegay inuu garab taagan yahay dowladda Somalia ilaalinta wadajirka, midnimada xuduudaha dhulka iyo madax bannaanida Qaranka Soomaaliya.
HOOS KA AKHRI QORAALKA
