Thursday, June 26, 2025

Siyaasiyiinta H/Gidir oo isugu tegay Magaalada Hobyo iyo Shirkii u socday Beesha oo lasoo gabagabeynayo

Siyaasiyiintii ugu badneyd ee kasoo jeeda Beesha H/Gidir oo ka socda Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo Siyaasiyiin ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo uu ka socdo Shirka Nabadda ee Beelaha H/gidir.

Xubnaha maanta gaaray Hobyo waxaa ka mida Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan C/raxmaan Odawaa, xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad, Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye; Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybiid, Sheekh Yuusuf Indha-cadde iyo xubno kale oo fara badan.

Waxay sheegeen in ujeedka ay u tageen Hobyo ay tahay sidii loo xiri lahaa Shirka Nabadda Hobyo, iyadoo kadibna beelaha Galmudug shir uga furmayo magaalada Dhuusamareeb, kaasoo lagu dhisayo dowlad Goboleedka Galmudug.

Image may contain: 3 people, people smiling
Image may contain: 5 people, indoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON