Monday, July 14, 2025

Somaaliya oo ka qeyb galeysa Shirka Afrika iyo Turkiga ee Magaalada Istabuul [Sawirro]

Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga waxaa maanta ka furmay shirka Afrika iyo Turkiga oo ah madal kulmisa Turkiga iyo Afrika.

Shirkan oo ahaa kii labaad waxaa ka qeyb galay wufuud ka  socda Waddamada Afrika qaarkood oo ay Soomaaliya ka mid tahay, waxaana dalalka Afirka ee shirka ku sugnaa ka mid ahaa: Soomaaliya, Suudaan, Jabuuti iyo Tanzania oo Madasha Istiraatiijiyadda Turkiga iyo Afrika ku biiray.

Waxaa dowladda Soomaaliya shirka uga qeybgelaya Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed-Kheyr Cabdi, Danjiraha Somaliya Jaamac ee Turkiga Jaamac Ceydiid iyo Agaasimaha waaxda xiriirka Dibadda ee Wasaaradda arrimaha dibadda.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON