Tuesday, July 15, 2025

Somaliland oo Beesha Caalamka u dirtay Mowqifkeeda Doorashada Soomaaliya (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa shaacisay inaysan wax shaqo ah ku lahayn Doorashooyinka Soomaaliya, ayna tahay dal madax bannaan.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland oo loo diray Beesha Calamka ayaa lagu caddeeyay inay lasoo noqotay madax banaanidedii, isla markaana ay uga digeyso Siyaasiyiinta Soomaaliya inay ka waantoobaan sheegashada beenta iyo riyada ku dhisan ee ay ku marin habaabinayan Bulshada Caalamka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON