Monday, June 23, 2025

Somaliland oo magacaabidda Yusuf Garad ku tilmaantay dagaal siyaasadeed oo lagu soo qaaday (Akhriso)

Somaliland ayaa ka hor timid magacaabidda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo ergey u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed u magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay inay magacaabistaasi tahay riyo maalmeed iyo sheegasho caalwaa’ ah, ujeedkeedun yahay sidii loo marin habaabin lahaa madax bannaanida Somaliland.

Somaliland waxay beesha caalamka ku wargelisay in magacaabidda ergay Yuusuf Garaad ay tahay faragelin qaawan iyo dagaal siyaasadeed oo dhan ah Somaliland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON