Friday, June 27, 2025

Somaliland oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah & Qof ugu geeriyooday Cudurka

Maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd shaaciyey in qof cusub uu cudurka Coronavirus ugu dhintay degaanada maamulkaasi iyo tiro cusub oo laga helay cudurka.

War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa lagu sheegay geerida qofkan cusub oo ku dhintay magaalada Hargeysa iyadoo cudurka Covid-19 laga helay 3 qof oo cusub.

Tirada guud ee dadka laga helay Covid_19 ee Somaliland ayaa hadda maraysa 12 Qof, iyadoo laba qof ay u dhinteen, halka dadka baaray ay gaareyso in ka yar 300 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON