Saturday, July 26, 2025

Somaliland oo taageertay Wakiilka Q/Midoobay, kana hor timid Go’aankii Dowladda Federaalka [Qoraal]

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Federaalka ku ceyrisay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in go’aankaasi aanu quseyn Somaliland, isla markaana ay ku wargelineyso xoghayaha guud ee Q/Midoobay in Somaliland ay si buuxda ula shaqeyneyso wakiilka Q/Midoobay.

Waxay Somaliland sheegtay in go’aanka ka dhanka ah wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ka xeel dheer yahay arrimaha lagu sababeeyay.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON