Monday, June 23, 2025

Soo-dhoweyn aan hore loo arag oo Kismaayo ka socota & shaki ku wareegsan socdaalka Kheyre.. [Sawirro]

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo maanta ku wajahan magaaladaasi.

Dadweyne fara badan ayaa loo diyaariyey soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha oo ay ka dhex muuqdaan ardayda, waxaana magaalada oo dhan lagu xardhay sawirrada Ra’iisal wasaare Kheyre iyo madaxeyne Axmed Madoobe, iyadoo soo dhoweynta ay noqotay mid aan hore loo arag shaki badan abuurtay.

Waxaa shaki laga muujiyey sida maamulka Jubbaland u sare ugu qaaday soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha, iyadoo aysan magaalada ka muuqan sawirrada madaxweynaha Soomaaliya; waxaana hore u jiray in taageerayaasha Farmaajo ay ka hor yimaadeen safarkan.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la filaya in meel fagaarae ah kula hadli doona shacabka magaalada Kismaayo, iyadoo la xiray dhammaan isu socodka magaalada iyo in la galo,

SAWIRRADA

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 11 people, people standing
Image may contain: one or more people, people on stage, crowd, hat and outdoor
Image may contain: 5 people, outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON