Monday, July 14, 2025

Soo dhoweyn iyo sagootin wadajir ah oo loo sameeyay Wasiirka cusub & wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda [Sawirro]

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Axmed Ciise Cawad iyo Wasiirkii hore Yuusuf Garaad Cumar Axmed.

Xaflad waxaa hadallo ka jeediyey labada Wasiir ee xilka ku kala wareegi doona, waxayna ka hadeen  sida laga maarmaanka ay u tahay u adeegidda dalka, dadka iyo ilaalinta danta qaran oo la waafajinayo siyaasadda dibadda, waxayna wada tilmaameen muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looga shaqeeyo ka guul keenidda ajandayaasha xaqiijinaya horukaca iyo taabagalka Soomaaliya oo nabad ah oo barwaaqo ah.

Xafladdan cashada ah ayaa kulmisay Safiirro, Wasiirro hore, diblomaasiyiin iyo dad ka dhex muuqda qeybaha bulshada, waxa ayna ku idlaatay jawi guul leh.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON