Thursday, June 26, 2025

Soomaalida adeegsata Baraha Bulshada oo weerarkii ugu weynaa ku qaaday Tacsi madaxweye Farmaajo u diray Qaraxyadii Masar

Dadka Soomaalida ah ee adeegsada baraha bulshada ku xirirto ayaa si weyn u hadal haya tacsi lagu qoraybogga rasmiga ee madaxtooyada Soomaaliya.

Tacsidan ayaa ku socotay dowladda iyo shacabka Masar waxaana dadka lagu dilay laba kaniisadadood oo dalkaasi ku yaalla ay ku tilmaantay shahiidiin.

Dadka aad u fara badan ayaa si weyn u eedeeyay qaabka loo qoro bogga rasmiga ah ee madaxweynaha, waxayna qaarkood xusuusiyeen in Muqdisho dad badan ku dhintaan oo aanay madaxtooyadu ka hadlin.

HOOS KA AKHRISO JAWAABAHA LAGU WEERARAY TACSIDII MADAXWEYNE FARMAAJO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON