Thursday, April 18, 2024

Soomaaliya oo Maanta la wareegaysa Guddoominta Golayaasha Ururka Jaamacadda Carabta

Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegeysa guddoominta Ururka Jaamacadda Carabta wareegiisa 151-aad, iyadoo muddo lix bilood shir guddoomin doonta dhammaan Golayaasha Jaamacadda Carabta.

Maamuus loo sameynayo dhacdadan ayay dowladda Soomaaliya waxay maanta qabanqaabisay Qado sharafeed lagu soo dhoweynayo arrintan oo ay ka qeyb galayaan 300 ruux oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed, ergooyinka joogtada , danjirayeyaal, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Masar Sameh Shoukry oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga.

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON