Wednesday, July 2, 2025

Soomaaliya oo noqotay dalka ugu Musuqa badan Dunida [Akhriso Liiska Hay’adda Transparency International]

Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka ugu musuqa badan dunida, kadib warbixin ay soo saartay Hay’adda Transparency International (TI) ee ka faalloota heerka uu marayo musuqa dunida.

Soomaaliya waxay liiska dalalka ugu musuqmaasuqa badan dunida ka gashay halka ugu sareeya iyadoo koobka musuq dunida u yaalla qaadatay, waxaana kaalinta labaad galay dalka Suuriya, iyadoo dalka Denmark uu noqday dalka ugu wanaagsan ee musuq la’aanta ah, waxaana kaalinta labaad ku jira dalka New Zealand.

Soomaaliya ayaa muddo dheer ku jirtay dalalka ugu musuqa badan dunida, laakiin waxay ka sii dartay markii uu talada dalka yimid Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo waxyaabihii uu ballanqaaday ay ka mid ahayd inuu la dagaalami doono musuqa.

HOOS KA DAAWO LIISKA DALALKA UGU MUSUQA BADAN IYO KUWA UGU MUSUQA YAR.

N.B. Dalka ugu horeeya ee ugu wanaasgan dunida oo ah Denmark wuxuu heystaa dhibco dhan 88%, halka Soomaaliya oo dhinac hoose ka hoggaamineysa ay heysato 10%.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON