Sunday, July 13, 2025

Soomaaliya oo Turkiga oo bilaabeysa inay Turkiga u dhoofiso Wax-soo saarka Beeraha iyo Xoolaha

Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay heshiisyo ganacsi oo ay lasoo gashay Turkiga shir dhowaan ka dhacay magaalada Ankara.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka  Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka warbixiyay heshiiska ganacsi ee ay la galeen  dowladaha Turkiga, wuxuuna shir jaraa’id ka sheegay in dhiggiisa Turkiga ay kala saxiixdeen heshiis ka kooban dhowr qodob oo Turkigu ku qaadanayo wax soo saarka Beeraha iyo xoolaha dalka.

Wuxu uu caddeeyay in Turkigu qaadanayaan Muuska, Liinta iyo Sisinta, ayna isla meel dhigeen dalka Turkiga. Xoolaha ayuu sheegay in dhammaan xoolaha Soomaalida ay u bandhigeen Turkiga ayna labada dal ka wada shaqeyn doonan sidii loo dhoofin lahaa xoolaha.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in waxyaabaha Soomaaliya u dhoofin doonto Turkiga aan wax canshuur ah laga qaadi doonn, ayna ku heshiiyeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON