Thursday, June 26, 2025

Tababarihii kooxda Chelsea Mourihno oo shaqada laga ceyriyay

Maamulka kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay shaqada la eryeen tababaraha kooxda Jose Mourinho kadib guuldarrooyin is xigsaday oo kooxdaasi ku habsaday xilli ciyaareedkan.

52 sano jirka Mourinho waxaa xilka loo kordhiyay muddo 5 sano ah iyo lacag dhan 30 Milyan oo Gini, markii uu kooxda u qaaday Horyaalka Igiriiska sanadkii hore.

Waxaa is bedelay kooxda  oo guuldaro ka bixi weysay horyaalan markii 15 dhibcood oo kaliya ka heshay 16 ciyaarood oo ay ciyartay iyadoo ku jirta kaalinta 16aad ee horyaalka ayna leedahay oo qura 15 dhibcood.

Qoraal la soo dhigay barta twitter-ka kooxda Chelsea iyo Website-ka kooxda ayaa lagu xaqiijiyay inay is macsalaameeyeen kooxda iyo tababarihii Mourinho, waxaana la xusay doorkii uu kooxda soo gaarsiiyay iyo taariikhdii uu la qaatay kooxda oo uu guulo badan hore u gaarsiiyay.

BAYAANKII KOOXDA

All at Chelsea thank Jose for his immense contribution since he returned as manager in the summer of 2013.

His three league titles, FA Cup, Community Shield and three League Cup wins over two spells make him the most successful manager in our 110-year history. But both Jose and the board agreed results have not been good enough this season and believe it is in the best interests of both parties to go our separate ways.

The club wishes to make clear Jose leaves us on good terms and will always remain a much-loved, respected and significant figure at Chelsea. His legacy at Stamford Bridge and in England has long been guaranteed and he will always be warmly welcomed back to Stamford Bridge.

The club’s focus is now on ensuring our talented squad reaches its potential.

There will be no further comment until a new appointment is made.

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON