Donald Yamamoto
Doorashada
Safiirka Mareykanka oo la hadlay 4 Musharax, soona saaray 3 Diidmo oo ku saabsan Doorashada 2021
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la' yahay, kadib markii uu safiirka dalkaasi kulan khadka...
Xukuumadda
Safiirka Mareykanka oo shaaciyey Saddex Arrimood oo uu kula hehiiyay Ra’iisal wasaare Rooble (Akhriso)
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey heshiis is-afgrad ah oo ay gaareen Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo safiirka Mareykanka ee...
Federaalka
Maxaa looga hadlay kulankii Amniga ee Mareykanka ugu yeeray Madaxda Puntland, Jubbaland & K/Galbeed (Sawirro)
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in safiirka Mareykanka uu martigeliyay kulan looga hadlay arrimaha Amniga iyo dagaalka lagula jiro Alshabaab oo dhex maray...
Doorashada
Muxuu Madaxweynaha Hirshabeelle ka yiri kulankii uu la yeeshay Safiirka Mareykanka ee Somaliya..?
Safaaradda Mareykanka ayaa shaacisay in Safiirka dalkaasi u fadhiga Soomaaliya uu kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka qeybgalaya shirka wadatashiga...
Federaalka
Mareykanku oo taageeray isbedel lagu sameeyo Hay’adaha Amniga..? (Akhriso Fariin ka timid Safaaradda)
Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku taageerayo in isbedel lagu sameeyo diba loo habeeyo Hay'adaha Amniga.
Qoraalkan...
Federaalka
Safaaradda Mareykanka oo shaacisay Arrimihii ay kala hadashay Axmed Madoobe, Siciid Deni & Xasan Sheekh (Akhriso)
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay kulamo uu shalay iyo maanta safiirka Donald Yamamoto la yeeshay Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Puntland Siciid...
Doorashada
Safiirka Mareykanka oo waanwaan ka dhex bilaabay Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Puntland iyo Jubbaland
Safiirka Mareykana ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa kulan degdeg Garoonka Muqidsho kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed...
Xog cusub
XOG: Mareykanka oo Dalab cusub hordhigay madaxweyne Farmaajo iyo Shir cusub oo la qabanqaabinayo
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay ka dalbatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto shir dhameystir u ah shirkii Dhuusamareeb 3.
Safiirka Mareykanka ee...
Caalamka
Maxaa ka jira in xilka laga qaaday Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya..?
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay safaaradda.
Danjire Yamamoto ayaa weli ah...
Federaalka
Mareykanka oo War kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay Beledxaawo, Baaqna u diray Madaxda Soomaalida
Mareykanka ayaa War kasoo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan maamulka Jubbaland.
Qoraal kooban oo...
Federaalka
Safiirka Mareykanka, Taliyaha AFRICOM & Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Kismaayo & Laba qodob…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta tegay nagaalada Kismaayo ee...
Federaalka
Safaaradda Mareykanka oo War kasoo saartay kulamo Safiirka la yeeshay Madaxda Puntland, K/Galbeed & Jubbaland. [Akhriso]
Qoraal Caawa kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ayaa lagu sheegay in Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto uu wado kulamo uu...