Tag: Kiiska dacwadda Badda

Maxkamadda ICJ oo faahfaahin cusub kasoo saartay dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo habka loo...

Maxkamadda Cadaaladda ICJ oo War rasmi ah kasoo saartay Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya...

Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay Dacwadii Badda Somalia & Kenya [Codsigii Kenya oo...

War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go'aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda...

Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay isaga baxdo...
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Kihara Kariuki

Kenya oo Maxkamadda ICJ ka Dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda Badda ee...

Dowladda Kenya ayaa dalab cusub u dirtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ICJ, iyadoo ka codsatay in dib loogu dhigo dhageysiga Dacwadda...

AKHRISO: Magacyada & Dalalka ay kasoo jeedaan 15-ka Garsoore ee Maxkamadda Caalamiga ah ee...

Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya...

Sidee Somalia ugu diyaar garowday kiiska Dacwada Badda ee furmaya? [Akhriso Qareennada metelaya]

Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya...

Waqtigii Maxkamadda Adduunka u qabatay inay Somalia gudbiso jawaabta Dacwada Badda oo maanta ku...

Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta maalintii ugu danbeysay ee loo qabtay inay gudbiso jawaab ku saabsan kiiska dacwadda Badda Kenya iyo Somalia ee yaalla...
video

DAAWO VIDEO: Yaa Muran geliyay Xuduudka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya..?

Iyadoo ay maanta dacwadii Badda ka bilaabaneyso maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka ayaa la is weydiinayaa cidda muranka gelisay. Dacwadda Kenya ayaa salka ku...

Maxkamadda Adduunka oo waqti u qabatay dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa waqti u qabatay xilliga ay bilaabaneyso Dacwadda ku saabsan Kiiska Badda ee dhex yaala dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. War ka soo...
error: Content is protected !!