Saturday, July 12, 2025

Dowladda Somalia oo War kasoo saartay Go’aanka Maxkamadda ICJ ee Dib u dhigista Dacwadda Badda

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aanka ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ay mar kale dib ugu dhigtay Dhageysiga kiiska dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya oo 8 bilood oo hor leh dib loo dhigay.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ogoshahay go’aanka Maxkamadda ICJ haddi ay noqonayo mid kama dambeys ah, wuxuuna intaas ku daray in dowladda Soomaaliya ay u tahay, kuna taagan tahay waqti kasta oo dacwada la qaadayo.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON