Tag: Sanbaloolshe

C/llaahi Sanbaloolshe: ”Soomaalidu waxay joojin doontaa inay Doorato qof aad loo amaanay Farmaajo kadib”

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in Soomaalida inay mar danbe joojin doonto qof aad loo amaanay Farmaajo...

Sanbaloole oo Qoraal uga jawaabay Wareysigii muranka dhaliyey [Akhriso Caddeyn iyo is-difaacid]

Asc dhaamaan aqyaarta halkaan ku jirta. Waxaan rabaa in halkaan ka sameeyo point of clarification oo ku saabsan wareysi aan siiyay Dalsan...

C/kariin Guuleed oo u jawaabay Sanbaloolshe. “Ma jirto Cid gaar ah oo xaq...

Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan siyaasiyiinta kala duwan ee ka hor timid hadallo kasoo yeeray Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda Somalia...

C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..”...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay inaan...

Xisbiga Waddani oo kashifay xiriirka u dhaxeeya Maamulka Somaliland, Sanbaloolshe & C/raxman C/shakur (Daawo)

Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn loo soo jeediyey oo ku saabsan Doorashada Somaliland ayaa ka halday arrimo...

Qalbi-dhagax: “Xarigeyga waxaa ka danbeeyay maamulka Farmaajo & Hay’adii Sanbaloolshe…” [Dhageyso Wareysi kulul]

C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa ka hadlay qaabkii loo sii daayey, ciddii ka danbeysay xiritaankiisa iyo in Itoobiya loo gacan  geliyo iyo qorshaha mustaqbalka...

Mudane Sanbaloolshe ma in la aamusiyo ayuu rabaa..? (Faallo Xasaasi ah)

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku...
video

SANBALOOLSHE: Madaxweynaha waa fiican, laakiin Faraati Jinni ah ayaa ugu jira..” [DAAWO WAREYSI XIISO...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay nin wanaagsan laakiin sida...

Sanbaloolshe oo Kashifay Ciddii lahayd Go’aanka dhiibista Qalbi-Dhagax & Arrimo xasaasi ah [Dhageyso]

Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay sidii ay u dhacday xil ka qaadistiisa iyo kiiskii dhiibista Qalbi-dhagax...

Sanbaloolshe oo afka furtay: “Dowladda ayaa 1 Milyan oo doolar ku bixisay si aan...

Agaasimihii hore ee hay'adda nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanabloolshe) ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay lacag dhan 1 Milyan oo doolar ku bixisay...

Sare u kaca iyo hoos u dhaca Siyaasiga Sanbaloolshe [Warbixin]

Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe waxa uu ahaa shaqsiyaadka ugu awoodda badan ee kasoo dhex muuqday dowladda federaalka kadib doorashadii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo...

Musharaxa Madaxtooyada iyo Sanbaloolshe oo ku loolamay kursigii ugu Kharash badnaa

Waxaa socota doorashada  wareega labaad ee Kursiga Xildhibaannimo ee Golaha Baarlamaanka  magaalada Jowhar, iyadoo ay isugu soo haraan laba musharax. C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa...

KASHIFAAD: Sidee Sanbaloolshe ugu guuleystay inuu Kursigii xildhibaan ee Beeshiisa u xayirnaado 10 Bilood

Kursiga Baarlamaanka Federaalka ee Beesha Cali Madaxweyne ee Xawaadle ayaa noqday mid u xayiran hal siyaasi oo lagu guuleysan waayey in rabitaankiisa la'aantiis la...

Cali C/llaahi Cosoble & Sanbaloolshe oo tartankii ugu adkaa u gelaya Kursiga Baarlamaan ee...

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle  Cali C/llaahi Cosoble ayaa qarka u saaran inuu ku fashilmo kursi xildhibaan ee Barlamaanka Federaalka oo uu ka mid yahay ...

Doorashada Kursiga xildhibaan ee beesha Cali Madaxweyne oo ka dhacaya Jowhar [AKhriso Liiska Musharixiinta]

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhici doonto doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle ee uu banneeyay C/llaahi Maxamed...

Dacwad ku saabsan Kuraas ka bannaan Baarlamaanka federaalka oo loo gudbiyey Maxkamadda Sare

Waxaa maxkamadda sare ee dalka loo gudbiyey dacwado ku saabsan kuraas ka bannaan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo dacwad ay ka fureen xubno u doodaya...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay Sharruudaha Kursigii Xildhibaan ee uu banneeyay Sanbaloolshe [Akhriso]

Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartamaya xilka kursigii xildhibaan ee uu banneeyay Taliyihii xilka laga eryay...

Sanbaloolshe oo noqday halis cusub oo ku soo wajahan Madaxweyne Farmaajo & Ra’iisal wasaare...

Agaasimihii hore ee Hay'adda NISA C/llaahi Maxamed Cali  (Sanbaloolshe) ayaa wada olole balaaran oo uu ku doonayo inuu dib ugu soo laabto kursigii Baarlamaanka...

KASHIFAAD: Sanbaloolshe oo ku biiray Mucaaradka dowladda ee ay maalgeliso Imaaraadka Carabta

Agaasimihii xilka laga qaaday ee  Haya'dda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku biiray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne...

Sanbaloolshe oo la filayo inuu xog culus soo bandhigo [Halis soo wajahday Madaxda sare]

Warar laga soo xigtay xubno ku dhow dhow taliyihii hore ee NISA ayaa sheegaya inuu hayo xog culus oo ku saabsan qaabkii Itoobiya loogu...
error: Content is protected !!