Tuesday, January 26, 2021

Somaliand

Wasiirka cusub ee Warfaaafinta Soomaaliya jawaab culus u diray Siyaasiga Feysal Cali Waraabe

Wasiirka cusub ee Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa u jawaabay siyaasiga Feysal Cali Waraabe oo shir uga qeyb galay magaalada Nairobi ku...

Maxkamadda Hargeysa oo amartay in Bilaal Bulshaawi degdeg looga masaafuriyo Somaliland

Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa mar kale saaka la soo taagay Bilaal Bulshaawi oo ah wiil caan ka ahaa baraha bulshada oo...

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 95 Qof oo laga helay Cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dadkii ugu danbeeyay ee laga helay cudurka Covid-19. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay inuu cudurka Coronavirus soo ritay maalmihii...

Maxaa keenay in la joojiyo Seminaarkii Sheekh Maxamed Idiris ee Hargeysa? [Sheekha oo degdeg uga baxay Somaliland]

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa galabta ka baxay, kana duulay magaalada Hargeysa, kadib markii laga joojiyey seminaar...

Somaliland oo War kasoo saaray Dagaalkii Tukaraq & Faahfaahinna ka bixisay Qasaaraha ka dhacay [Akhriso]

Somaliland ayaa war kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ee dhex maray ciidamada maamulkaasi iyo kuwa Puntland. Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdiraxmaan...

DEGDEG: Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey Heshiiska Dekadda Berbera [Jawaab loo diray Barlamanka Somalia]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in golaha wakiilada Somaliland uu ansixiyey heshiiska Dekadda Berbera ee dhowaan ka dhacay dalka Imaaraadka. Kulan ay maanta yeesheen...

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland oo si diiran loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti

Safarkii ugu horeeyay ee uu dibadda ugu baxo ayuu maanta Magaalada Djibouti ku gaaray Madaxwenaha  cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Waxaa garoonka diyaaradaha ku...

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi oo la caleemo-saaray, xilka la wareegay [Sawirro]

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka loo dhaariyay. Xafladda dhaarinta Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa...

Maamulka Somaliland oo u hiiliyay Muslimiinta Rohinga, si kululna u cambaareeyay Myanmar

Maamulka Somaliland ayaa canbaareysay qaabka ay xukuumada Myanmar ula dhaqmayso Muslimiinta Rohingya. War-saxaafadeed uu soo saaray madaxwaynaha Somaliland ayaa lagu sheegay in ay aad uga...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!