Tuesday, March 2, 2021

Tigray

Itoobiya oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidamo Soomaali ah ka dagaalameen Gobolka Tigray

Dawladda Ethiopia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka la faafiyey ee sheeuaa in in Ciidamo Soomaali ah ay ka dagaalameen gobolka...

Maxaa ka jira in ciidamadii Dowladda Somaliya u dirtay dalka Eritrea ay ka dagaalameen Tigray, laguna laayey..?

Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka qeyb galeen dagaalkii Itoobiya...

Ciidamada Itoobiya oo dilay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo Mas’uuliyiin Sare oo Tigray ah..

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa shaaciyay inay dileen madax iyo saraakiil sare o ka tirsanaa Jabhadda Tigereega oo uu ka mid ahaa Wasiirkii hore ee...

Ciidamada Itoobiya ee jooga Tigray oo Rasaas ku furay Shaqaalaha Q/Midoobay & Kumanaan Askari oo Eritrean…

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Tigray ayaa rasaas ku furay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, sida uu shegay Afhayeenka dowladda Itoobiya Ridwan Xusen. Afhayeenka...

Amar lagu xirayo Saraakiil ka tirsanaa Booliska Itoobiya oo gacansaar la leh Tigreega lasoo saaray

Ciidamada Booliska Federaalka Itoobya ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo 10 sarkaal oo ka mid ahaa ciidamada Booliska magaalada Addis ababa, kuwaas oo...

Afhayeenka TPLF oo shaaciyey inay dagaallo rogaal celin ah bilaabi doonaan iyo sababta ay uga baxeen magaaloo..

Afhayeenka Jabhadda TPLF ayaa shaacisay sababta ay uga baxeen caasimadda Gobolka Tigray iyo magaalooyinka kale, isagoo sheegay inaysan dheereyn xilliga ay dagaallo rogaal celin...

Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

Jabhadda TPLF oo soo bandhigtay Diyaarad dagaal oo ay soo riday iyo Duuliyihii Nolosha lagu qabtay

Hogaamiyaha jabhadda Tigra ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa shaaciyey inay ciidamadiisa soo rideen diyaarad dagaal oo ay Itoobiya leedahay, isla markaana ay gacanta...

Hoggaamiyaha Tigray: “Keenna ugu danbeeya ilaa uu ka dhinto waan la dagaalameynaa kuwa soo duulay”

Hogaamiyaha Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay caddowga kusoo duulay la dagaalami doonaan ilaa qofka ugu danbeeya, kadib markii ay ciidamada Itoobiya qabsadeen caasimadda...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey inay qabsadeen Caasimadda Tigray, lana raadinayo Madaxtii TPLF

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle, kadib dagaal culus oo ka dhacay. Taliyaha ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa shaaciyay...

Hoggaamiyaha Tigray: “Duqeyn Culus ayaa nagu socota…” Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Magaalada Makelle

Hoggaamiyaha Maamulka Tigray ayaa shaaciyey goor dhoweyd in ciidamada Itoobiya ay duqeyn culus ku bilaabeen magaalada Maakelle ee caasimadda Gobolka Tigray, iyadoo uu bilowday...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!