Sunday, June 22, 2025

Taliska AFRICOM oo duqeyn cusub ka fuliyey duleedka Muqdisho & Xubno Alshabab oo lagu dilay..

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn cusub oo ka dhacday Duleedka Muqdisho ee degaanka Gendershe, Gobolka Shabeellaha Hoose.

Duqeyntan ayaa lau sheegay in lagu dilay afar xubnood oo ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab, iyadoo aysan wax qasaare ah kasoo gaarin dad rayid ah, sida lagu sheegay qoraalka AFRICOM.

Qoraalka kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa ka horeeyay qoraal kale oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo muddooyinkan danbe bilowday inay soo saarto war-saxaafadeedyo ka hadlaya duqeynta ciidamada Mareykanka ka fuliyaan Koonfurta Soomaaliya.

Ad

Mareykanka ayaa bedelay qaabka War-saxaafadeeyada loo qoro, waxaana qoraalladaasi lagu soo kordhiyey faahfaahin ku saabsan sababta loo fulinayo weerarrada duqeynta ah iyo inaan awood milateri oo kaliya lagu dhalin karin xasilooni ka dhacda Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON