Sunday, July 27, 2025

Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay 4 Shabab ah & Alshabab oo beeniyay

Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey inay Khamiistii 2-da bishan Ogost ay 4 qof oo ka tirsan argagixisada Alshabaab ku dileen ku dileen weerar duqeyn ah meel 74 KM Waqooyiga Galbeed ka xigta magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay qof rayid ah aanay waxyeello kasoo gaarin weerarka, xaqiijinta lagu sameeyay howlgalka, waxaana tallaabadan ay sheegeen inay qaadeen iyagoo ku socda howgallada  loo ogolaaday inay ka fuliyaan Soomaaliya, iyagoo la shaqeynaya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warbaahina Alshabaab ayaa sheegtay in weerarka  oo ka dhacay agagaarka Baladul-amiin ee gobolka Shabeellaha hoose in lagu dilay rag injineero dhinac ceelasha ah oo watay gaari yar oo nooca raaxada ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON