Sunday, July 13, 2025

Taliska Mareykanka ee Afrika oo shaaciyey inuu Duqeyn ku dilay 12 Xubnood oo Alshabaab ah (Akhriso)

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrikaca ayaa shaaciyey in duqeymo cirka ah oo ay diyaaradahoodu ka fuliyeen duleedka Muqdisho lagu dilay12 dagaal-yahan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa laga fuliyey duleedka magaalada Muqdisho Khamiistii, iyadoo aanay wax qasaare ah kasoo gaarin dadka rayidka ah, waxaana weerarka lagu qaaday iskaashi lala sameeyay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika [AFRICOM] ayaa sanadkan lagu jiro ka fuliyay Somalia 15 duqeyn oo cirka ah, kuwaasoo lagu beegsanayay qaar ka mid ah xubnaha Al-shabaab, kuwaasoo intooda badan laga fuliyay qaar ka mid ah deegaannada ay kooxdan ku xooggan tahay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON