Sunday, July 13, 2025

Taliska Mareykanka oo shaaciyey Duqeyn ka dhacday Sh/hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab [Akhriso]

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah oo shalay 19-kii bishan ay ku qaadeen kooxda Alshabab lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab.

Qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo shalay laga fuliyey agagaarka degaanka Mubaarak ee Gobolka Sh/hoose in lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Alshabaab, laguna dhaawacay saddex kale, iyadoo lagu burburiyey Gaarigii ay wateen.

Ciidamada Mareykanka ayaa  sheega in weerarrada duqeynta ah ay ku taageeraan dowladda Soomaaliya, ayna sii wadi doonaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON