Sunday, July 13, 2025

Taliska Mareykanka oo shaaciyey inay Duqeyn Cirka ah ku qaadeen Degaanka Kuunyo Barow

Ciidamada milatariga ee Marayanka ayaa sheegay inay duqayn hor leh ka gaysteen deegaanka Kuunyo Baroow ee Gobolka Shabeellada Hoose maalintii Sabtidii.

Duqaynta ayaa taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ay sheegeen in lagu dilay xubin ka tirsan ururka Al-Shabab, waxaana AFRICOM sheegtay oo kale inaan cid rayid ah wax ku noqon weerarkaasi.

Weerarkan ayaa noqonaya kii 25-aad ee sannadkan ay gaysteen Maraykanka, kuwaasi oo dhammaantood lala beegsaday Al-Shabab.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON