Wednesday, June 25, 2025

Taliyaha Booliska & Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galay aaska Askartii Booliska [Sawirro]

Sii-hayaha Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Mukhtaar Xasan Afrax iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay aaska askartii Booliska ee maanta lagu dilay qaraxii is-miidaaminta ahaa.

Askarta ayaa lagu aasay barxada dugsiga sare ee Booliska ee Muqdisho, waxaana goobjoog ka ahaa saraakiisha sare ee ciidamada Booliska iyo ehelada askartaasi, iyadoo 18 isugu jira saraakiil iyo askar lagu dilay weerarka.

Dhinaca kale Taliyaha Booliska ayaa Isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho ku booqday askartii qaraxa is-miidaaminta ahaa ku dhaawacantay, isagoo u kuurgalay xaaladooda.

SAWIRRO

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, sitting

 

Image may contain: one or more people and people sitting

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standingImage may contain: 3 people, outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, beach and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, people walking and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON