Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose, iyadoo ay xiisad syaasadeed u dhaxeyso maamulka Jubbaland iyo dowladda Federalka.
Waxaa garoonka Kismaayo kusoo dhoweeyay Saraakiisha ciidamadaa Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland, waxayna wararku sheegayan inuu kulamo la yeelan doono madaxda Maamulka Jubbaland iyo sarakiisha ciidamada dowladda ee Jubbooyinka.
SAWIRRO