Friday, July 4, 2025

Taliye cusub oo la wareegay hoggaanka Taliska ciidamada Africa ee AFRICOM

Taliyaha cusub ee loo magcaabay hoggaanka Ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, isagoo bedelay Gen. Thomas Waldhauser oo madax ka ahaa taliska.

Gen Townsend oo fadhigiisu noqon doono dalka Jarmalka ayaa munaasabadii uu xilka kula wareegayay ka sheegay inuu booqan doono toddobaadka soo socda qaarada Afrika gaar ahaan Geeska Afrika oo ay ciidamada Maraykanka ay ka howlgalaan Soomaaliya, iyagoo dagaal kula jira ururka Alshabaab.

Gen. Townsend ayaa hore u soo qabtay xilal kala duwan, wuxuuna bedelay Gen. Thomas Waldhauser oo howlgab noqonaya kadib markii uu saddex sano taliye ka ahaa AFRICOM .

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON