Sunday, June 22, 2025

Taliye cusub oo loo magacaabay Hoggaanka Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [Sawirro]

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa Taliye cusub u Magacaabay Isgaarsiinta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Booliska ayaa lagu sheegay in Gaashaanle Sare C/kariim Xuseen Macalin loo magacaabay Taliyaha hoggaanka Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyed, iyadoo xilkaasi laga qaadaya taliyihii hor, arrin lagu sheegay xoojinta shaqooyinkii howlaha Isgaarsiinta Ciidamada Booliska.

Sarkaalka xilka loo magacaabay ayaa hore u soo qabtay xilal dhowr ah oo ay ka mid yihiin: Taliyaha hogaanka Miina-baarista, Taliyaha Akadeemiyada ciidamada Booliiska, isagoo la sheegay inuu yahay khabiir dhinaca isgaarsiinta.

Ad

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 1 person, sunglasses and outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON