Friday, July 18, 2025

Taliye cusub oo loo magacaabay Nabadsugidda Maamulka Galmudug

Taliye cusub ayaa la sheegay in loo magacaabay Ciidanka Nabadsugidda Maamulka Galmudug.

Wararka aya sheegaya in loo magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug, isagoo lagu bedelay  Saadaq Cumar Xasan oo xilkan hore u hayay, kaasoo loo magacaabay  Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Banaadir.

Taliyahan cusub ee NISA-Galmudug ayaa isna hore u ahaa  Taliyaha Ciidamada Wadajirka ah ee Soomaaliya. Ciidamadaas oo ka kooban Booliska, Milateriga, Nabadsugidda iyo AMISOM e JOCC, kuwaas oo howlagallada gaarka ah fuliya.

Taliyaha cusub ee nabadsugidda Galmudug ayaa u dhoofay magaalada magaalada Cadaado, hakaasoo uu ka howlgeli doono.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON