Tuesday, July 1, 2025

Taliye Indha-Qarshe: “Alshabaabkii la qabto waa la tooganayaa, naxariistii waa naga dhammaatay..”

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe)  ayaa shaaciyey in wixii hadda ka danbeeya xubnaha Alshabaab ee ciidamada ay qabtaan la toogan doono.

Taliye Indha-qarshe oo ka hadlayey shir jaraa’id oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inaan wax naxariis ah loo gelin doonin maleeshiyada Alshabaab ee u soo gacan gasha ciidamada, wuxuuna amray in la toogto.

“Waxaan ciidanka xoogga dalka kula dardaarmayaa… ninkii na dilay ayaa xabsi geynaa Alshabaab… Waxay ila tahay in la gaaray in xanuunka la taabsiiyo… Waxaan dhammaan Ciidamada xoogga dalka ku amrayaa inaan ka baxno naxariista aan xadka lahayn… Waan ku qasbanahay inaan dilno ninka Soomaalinimada ka soo horjeeda, naxarisitii waa naga dhammaatay..”ayuu yiri Taliyaha ciidamada xoogga dalka.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON