Sunday, July 13, 2025

Taliye ku xigeenka Booliska Puntland oo u geeriyooday dhaawacii Alshabaab

Taliye ku-xigeenka saddexaad ee Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa ku geeriyooday magaalada Boosaaso.

Geerida taliyaha ayaa shalay dabley hubeysan ku dhaawaceen magaalada Boosaso, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu  dhaawacaasi u geeryooday isbitaalka weyn ee Boosaaso.

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay dilka taliye xigeenka Booliska Puntland, laakin weli kama hadlin maamulka Puntland, inkastoo laamaha ammaanka Boosaas ay sheegeen inay aqoonsadeen kuwii ka dambeeyay dilka taliyaha.

Kooxo hubeysan oo ka qowleysta magaalooyinka ayaa falalka noocan ah ka geysta magaalooyinka maamul goboleedka Puntland.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON