Friday, June 27, 2025

Taliye ku xigeenkii Hay’adda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA oo is-casilay [Akhriso Qoraalka]

Taliye ku xigeenkii hay’adda Sirdoonka ee NISA ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Taliye ku xigeenka NISA ee dhinaca howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa qoraalka is-casilaadiisa ku sheegay inuu iska casilay mas’uuliyadii uu dowladda u hayay.

Ma sheegin sababta keentay is-casilaadda sarkaalkan sare oo muddo dheer soo hayay xilkan, isla markaana ka mida saraakiisha ugu muhiimsan NISA, waxayna wararka qaar sheegayaan inuu saluugay qaabka shaqada NISA iyo tallooyin badan oo aan laga hoos qaadin.

AKHRISO QORAALKA IS-CASILAADDA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON