Wednesday, July 2, 2025

Taliyeyaasha Booliska Federaalka & Maamul Goboleedyada oo Shirweyne furmayo Magaalada Baydhaba

Sii-hayaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo  ayaa maanta gaaray Magaaladda Baydhabo.

Wafdiga Booliska waxaa garoonka magaalada Baydhaba ee Xarunta Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, kusoo dhoweeyey Saraakiil iyo Masuuliyiin kala duwan. Ujeedka Safarka  Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa ah in Magaaladda Baydhabo ayaa lagu sheegay inay uga qeyb galayaan wajiga labaad ee Shirka Booliska Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo halkaasi ka dhacaya maalmaha soo socda.

Taliyaha waxaa Safarka ku wehlinaya dhammaan Taliyeyaasha Booliska Dowlad goboleedyadda, masuuliyiin ka kala socota Wasaaradda Amniga qaranka iyo Wasaaraddaha Amniga maamulada dalka ka jira. Taliyeyaasha Booliska Dowlad goboleedyadda, masuuliyiin ka kala socota Wasaaradda Amniga qaranka iyo Wasaaraddaha Amniga maamulada dalka ka jira.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON