Saturday, July 12, 2025

Taliyihii Ciidamada Asluubta Somalia oo kashifay sababtii ka danbeysay in xilka laga qaado [DHAGEYSO]

Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Xuseen Xasan Cusmaan ayaa shaaciyey sababta xilka looga qaaday, isagoo sheegay inuu isagu dalbaday.

Taliyaha ayaa kashifay inuu madaxweynaha ka codsaday in xilka laga wareejiyo, taasoo uu sabab uga dhigay inuu daalay oo uu doonayo nasasho, isla markaasiba uu diyaar u yahay inuu si degdeg ah xilka u wareejiyo.

Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee xilka sii haya ayaa caddeeyay inay jirin sabab xil ka qaadistiisa loogu eedeeyo madaxda sare ee dalka, maadaama ay isaga ka timid inuu shaqada ka fariisto.

 

Dhageyso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON